RAMADAANKA IYO FAA’IIDOYINKIISA CAAFIMAAD

Image
WAA MAXAAY RAMADAAN?  Ramadaan waa bil kamid ah, bilaha hijriyadda waana bisha 9aad ee tirsiga bilaha hijriga. Ramadaan waa bil ay soomaan muslimiinta dunidu, waxa ayna leedahay faa’iidooyin kala duwan iyadda oo leh fadli iyo barako ay dhertahay bilaha kale ee hijriyadda. Waa bil ilaah addoomadiisa ugu dambi dhaafo, isla markaana aqbalo baryadda iyo cibaadaadka ay lagaarka tahay bishani ramadaan. Bisha ramadaan waa bisha ay ku jirto habeen ka barako badan 83 sanno, muslimiinta duniduna rabbi kabaryaan in habeenkaasi fadliga badan eebbe haleeshiiyo isla markaana aqbalo baryaddooda, sidoo kalena ugu dambi dhaafo kana yeelo kuwo lagu daro liiska kuwa laga xoreeyo naarta.  Ramadaan waa bil tirisiga maalmaheedu noqdaan 29 ama 30 maalimood. Ramadaan waa bisha Quraanka eebbe soo dajiyay, wana bisha Quraanka soo dajintiisu soo dhameystirantay. Ramadaan waa bil maalinkii oo idil ay Soomaan Muslimiintu ayna sidoo kale ka dheeraadan cunista, cabista iyo waxyaabaha kale ee wax u dhimaya s...

Tufaaxa iyo Faaidoyinka Caafimaad Ee uu leeyahay.

Tufaaxa iyo Faaidoyinka Caafimaad: 
Tufaaxu Waxa uu ka mid yahay Khudradaha Ama Miraha Muhiimka u ah Caafimaadka Jirka Bini-aadamka.
Qaab ahaan Tufaaxa ayaa ah Mid Wareegsan lehna Midabada Casaanka(Guduud), Jaallaha iyo Cagaarka.
Tufaax
a oo muhiim u ah Caafimadka jirka Ayaa Waxa uu Kakoobanyahay Carbohydrates, fats, Water, Vitamin B1, B2,B3,B5, B6, vitamin C, E, K, proteins iyo Minerals ay kamid yihiin Calcium, Iron, Potassium, Sodium, phosphorus, manganese IWM.

Faaidoyinka Caafimaad Ee Tufaaxa: 

Tufaaxa ayaa Waxa kamid ah Faaidoyinkisa Waxyaabahaan Soo Socda:
1. Waxa uu Yareeyaa Cholesterol-ka loo yaqaan (Bad Cholesterol) Iyo Sare ukaca Cadaadiska Dhiiga (High Blood Pressure).
2. Waxa uu yareeyaa Khatarta Cudurka Macaanka(Diabetics).
3. Waxa uu Difaac uyahay Wadnaha Kana Hortagaa Cudurada Wadnaha.
4. Waxa uu yareyaa Khatarta Cudurka Neefta (Asthma)
5. Waxa uu Kahortag uyahay Cancer-ada Nasaha,Sambabka,Beerk iyo Mindhicirada
6. Waxa uu uwanagsan yahay Lafaha Iyo Maskaxda Jirka
7. Waxa uu kahortagaa Cudurka Alzheimer's Oo Ah Cudur Kudhaca Dadka Da'da ah Badanaa Kaas oo uu Si Tartiib tartiib ah Uu Qofku uluminayo Xasuusta Marba Marka Kadambeysa.
8. Waxa uu Dawo uyahay Dhiigyarida
9. Waxa uu Uwanaagsanyahay Caafimadka Ciridka Bini aadamka
10. Waxa uu uwanaagsanyahay Dhimista Culeyska Jirka.
Waxsoosarka Tufaaxa Ayaa Waxa uu Sanadkii 2016 ahaa 89.3 million tonnes, Shiinaha ayaana Soosaara 50% tufaxa dunida.
Waxaa Caan noqday Oraahdaan Marka laga Hadlayo Faaidoyinka Caafimaad Ee Tufaaxa
“Hal Tufaax Oo Aad Cunto Maalintii Waxaad Ugu Kaaftoomee in aad Dhaqtar u Baahato”.

Mahadsanid.

Comments

Popular posts from this blog

MUQDISHO: WADNE SHAQADII GEBAY OO HOWL-GELIN UBAAHAN

RAMADAANKA IYO FAA’IIDOYINKIISA CAAFIMAAD